Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al Shabaabka Muqdisho oo xukun adag lagu riday

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin dhallinyaro ah oo lagu helay in uu basaas u ahaa dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana ninkan lagu tilmaamay basaas xirfad sare lahaa. Ciidamada Amniga ayaa bishii November ee sannadkii tegay bartamaheedii kasoo xiray xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile, Cabdirisaaq Cabdullaahi … Continue reading Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al Shabaabka Muqdisho oo xukun adag lagu riday